Soomaali
Saint Paul Public Schools
Early Childhood Family Education
Soomaali
Maxaa Lagu Qabtaa Waxbarashada Hore ee Qoyska?

•  ECFE badanaaba waxay ku bilaabataa hawlgallo ay fasalka dhexdiisa ku wada qabtaan waalidka iyo carruurta.
•  Waalidka waa laga saaraa carruurta oo waxay ka qayb qaataan fasal uu wax ka dhigo macallin waalid barbaariye ah.
•  Inta ay waalidka fasalka ku jiraan carruurtu waxay ka sii qayb qaataan
    howlgallada waxbarashada hore ee dhallaanka oo uu dhigo baraha     waxbaarashada hore ee dhallaauka iyo kalkaaliyayaal.
Fasallada ECFE oo Soomaali ah ayaa laga bixiyaa: Skyline Tower

Fasallada Luqad barashada ee goyska waxaa laga bixiyaa 6 goobood: Homecroft, John A. Johnson, McDonough, Mt. Airy, Skyline Tower and Wheelock.

Soo wac Faduma Shurie haddii aad xog dheeraad ah u baahantahay 651-793-5440